DEG-DEG: Juventus Oo Shaqada Ka Caydhisay Thiago Motta.

Temukan lebih banyak
Panduan Toto Togel
Konsol video game terbaik
Produk Kaos SAKAUTOTO

Kooxda Juventus ayaa qaaday Tallaabo lama filaan ah iyaga oo shaqada ka caydhiyay tababarohooda Thiago Motta.

Juventus ayaa si rasmi ah u ceyrisay macalinkeeda Thiago Motta ka dib sideed bilood oo kaliya oo uu maamulayay, iyadoo Igor Tudor u magacawday badalkiisa ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan.

“Juventus FC waxa ay ku dhawaaqeysaa in Thiago Motta laga qaaday xilkii tababaranimo ee kooxda koowaad”ayaa lagu yiri bayaan.

“Kooxdu waxay jeclaan lahayd inay u mahadceliso Thiago Motta iyo dhammaan shaqaalihiisa xirfaddooda iyo shaqadii ay bilihii la soo dhaafay u qabteen si xamaasad leh, kooxdu waxay u rajeyneysaa nasiib wanaagsan mustaqbalka”.

Temukan lebih banyak
Taruhan Toto Online
Pusat Permainan Digital
Teknologi Keamanan Berlapis

“Juventus FC waxay sidoo kale ku dhawaaqeysaa in Kooxda Koowaad ee Ragga uu hadda hogaamin doono Igor Tudor, kaasoo maamuli doona tababarkiisa ugu horeeya berri, Isniin, 24 March.”

Temukan lebih banyak
Sesi Permainan Online
Server Stabil Permainan
Desain Kaos Game
Permainan Digital Online
Slot 10K Online
Toto Slot Modern

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga