Saturday, March 14, 2026

Inter Milan Oo Liverpool Ku Qaadaysa Weerar Dhinaca Suuqa Ah.

 

Inter Milan Oo Liverpool Ku Qaadaysa Weerar Dhinaca Suuqa Ah. 

Kooxda Inter Milan ayaa durba eegaya suuqa kala iibsiga January kaas oo furmi doona maalmaha soo socda.

Magacyada ay Nerazzurri tixgelinayaan waxaa ka mid ah Federico Chiesa.

Sida uu sheegay Alfio Musmarra, oo ah wariye si dhow ula shaqeeya Inter, naadigu horey ayuu xiise uga muujiyay la xiriiridda Liverpool.

Heshiiska ugu dambayn waxaa suuragal ah in lagu dhameeyo amaah ay la socoto ikhtiyaar lagu iibsan karo.

Temukan lebih banyak
slot
Slot
SLOT

Fikradda keenista Federico Chiesa waxay ka dhalatay xaqiiqda ah in ciyaaryahanku u oggolaan karo Chivu inuu u wareego nidaamka 3-4-2-1 marka loo baahdo, isla markaana uu noqdo beddel dhinaca midig ah

No comments:

Post a Comment