Saturday, March 14, 2026

Kylian Mbappe Oo Halis Ugu Jira In Uu Seego Kulanka Man City.

 

Kylian Mbappe Oo Halis Ugu Jira In Uu Seego Kulanka Man City.

Temukan lebih banyak
Pakaian olahraga
Champions League
Liga Utama Inggris

Kylian Mbappe ayaa seegay guushii 2-1 ee Real Madrid CF ka gaartay SL Benfica Arbacadii, kadib dhaawac jilibka ah. Waxaa sidoo kale la filayaa inuu ka maqnaado kulanka Isniinta ee ay la ciyaarayaan Getafe.

Ilaa hadda, Madrid ma shaacin waqti cad oo uu Mbappé ku soo laabanayo, mana la hubo inuu ciyaari karo kulanka wareegga 16-ka Champions League ee ay la leeyihiin Manchester City F.C..

Agaasimaha Madrid, Emilio Butragueño, ayaa ka hadlay arrinta kadib isku aadka Champions League:

“Waxay noqon doonaan laba kulan oo cajiib ah [Man City]. Mbappé? Waxaan rajaynaynaa inuusan dhaawacu ahayn mid halis ah”

No comments:

Post a Comment